Isoo raac – Aragtida & Isha Kamaradayda oo aan kusoo gudbiyo hadba waxa aan la kulmo.
………………………………………………………………………………………………………………………..
➡️ Igala soco:
https://www.facebook.com/yonisfaarah/
https://www.instagram.com/yonis_faarah/
…………………………………………………………………………………………………………………….
➡️ Haddii aad jeceshahay inaad si gaara iila soo xidhiidho fadlan fariintaada iisoo mari
✉️ E-mailkan: yonisfarah001@gmail.com
34 Comments
😭😭😭😭😭
Sookay gubate
Gubadii arGnay ee anaartii qaxa badnayd baadhiman gaajadii qaxa qoxootini.ada ayaa dhimam kanaxayo waabidci diina malaha
MAGACAANBA KAHELAY #WAAHEEN#
Malaha kan maha ka waligiina ma darmen ee sawkii foqyo la baqtiinayay away foqyadii
I have to go #Hargeisa inshallah this is beautiful 🤩 may Allah give the innocent 😇 civilians better life inshallah
Badaal khayrqaba inshAllah
Insha Allah sidaa uu ahaa suuqeenii weynaa ee Waaheen iyo si ka wanaagsan buu u soo laaban doonaa. Dadkeena reer Somaaliland waxaa la inagu yaqaan samir, adkaysi iyo is caawin.
Suuqan waxad moodaa in aanu ahayn xaqiiqo ee uu ahaa shaykooyinka khayaali Fairy Tales sida sheekooyinkii Sandareela iyo Aladiin ee dugsiyada hoose lagu dhiganjirey
Suga gubtay ma halkanba mise wa qaybo kale
Allah ugargaaro umada muslimka dhibaateysan
آنا لله mantaba wuukudaayy 😔
Waa video xasuus leh. 4:18 Waxa uu marayaa @Cadaani Cosmetics 1 and 2 dhexdooda.
Waxaan hubaa Hadii Alle Idmo in uu sidaas si ka fiican u dhismi doono laakiin "Maskiin hal mar god lagama qaniino" yaan sidii hore oo kale loogu ganacsan maxaa yeelay sidii hore miyir qab ma ahey e waxa ay aheyd aan maanta Alyoomka helo axa kale waxba igama geline halkaan Bakaaraha dad u soo dirsada oo arka sida loo bedelay kadib gubasho badan.
Inshaa Allaah Cawil khayr qaba
😱😱😱😱😱😱😭😭😭😭😭😭
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
إنالله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا اليه راجعون إنا إليه راجعون إنا لله وإنا اليه راجعون اللهم أجرني في مصيبتي وأخلف لي خيرا منها اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 الله يفرجها فرجه الخير اومه المسلمين والمسلمات أمييين امين امين امين امين يارب العالمين
SUUBHANALLAH SUUQU SANBUU UUQURUX BAADNA IILAHAY BAA SIIYAY SIINDOONA MIID KAKHAYR BAADAN IINSHA AALLAH YAARABII YARABII UUGARGAAR UUMADADA AAMEEEM AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII
Runtii waan qiirooday wllhi markan,maanta dawaday suuqa waaheen iyo siduu manta yahay illahay wllalahen waxan u weydiinay badal khayr qaba
Suuqu aadbuu uweyna mar aan hargaysa imid ayaan tagay lkn maalinka wan ku dhex halaway waaban ku dhex dham ay meel aanka soogalay iyo meel aanka baxo midna wan garan wayey dadkii ila socdayna waan kala halownay runtii suuq aad uquruxbadan ayuu ahaa lkn luuqluuqyo badan imika waxba kama hadhin sowmahin suuqii intii leekaa illahay ayaa badal khayr qaba siin doona umadii hantidooda halka kuweyday 😭😭
Maxaad Naga Xasuusinaysaa
Calool xumadiisa
Ilaahay haka cawilo umaadaa baabaday
Bro is that building made out of wood?
Illahaw dadkaa wax khayr qabaa hawku badaalo
Subxaana llah
😭😭😭😭😭
Ilaahayow cawad khayrqaba
Memories 😭😭
😭😭💔
Aad ayaa hantidaas la isu dul saaray wax taxaddar ah ama u diyaargaroow masiibo kama muuqato
Mashallah sawieo quriin ayaad noi soo dubta oo hargeysa hadhwaanag
Malinti. Aad. Soo. Duntay. Baa. La. Cunay. Yuunisoow
Ninka video gan xasuusta ah duubay show waadiga