Waxaan safar doon ah u raacnay Qandala anagoo kasoo baxnay Boosaaso.

11 Comments

  1. MANSHALAH WALAAL DOONTAAN MA MID DIBADA LAGA SOO IIBSADA MISE WAA MID LA YIRI BOOSAASO LAGU SAMEEYA ISOO JAWAAB ADIGO MAHADSAN.

  2. 😂😂 car dhulka udega. War meshaas argagixisada daacish ayaa buraha kujirta lamagali karo.

  3. Masha allaha waa dhulqirxoon wadanka das ayaa U aadan turkiga iyagoo haysta dhulkaan maraakibta shisheyaha ayaa jamalada gurtay waxaa kabuuxa canbarka,Lulu a dalka malgeliya nimanka magaalooyinka isku ciriirinay iskadaya sokor iyo dhikar makudhacen haday degan melahan shabaab ku waxay wardiyeyaan ajaanibta dhulka guranaysa qurbajoogta daldaw udalxiistagaysa imadabdalkaaga

Write A Comment